Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali lagu dilay xero qaxooti oo ku taalla Greece


Wiil Soomaali ayaa ku dhintay rabshado ka dhacay xero qaxooti oo ku taalla dalka Greece. Qaar ka tirsan qaxootiga Soomaalida ee dalkaasi ayaa sheegay in dadka xerada ku jira oo dalal kala duwan ka soo jeeda ay mararka qaar rabshado ka dhex dhacaan.

Sayid Cumar Aadan oo ka mid ah qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xero ku taala degamada Moorya oo u dhow deegaanka matalini ayaa sheegay in booliisku uu ku wargaliyey in wiilka Soomaaliga ahi uu ku baxay gacanta dhalinyaro u dhasay dalka Afghanistan.

Wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo khadka telefoonka ku wareystay Sayid Cumar Aadan ayaa marka hore weydiiyey xeradan iyo tirada Soomaalida ah ee ku nool.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG