Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyey ee qarax ka dhacay Afgooye


Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Afgooye ayaa lala eegtay kolonyo ay la socdeen shaqaale Turki ah oo ka shaqeynayay dayactirka wadada Afgooye.

Saddex qof oo Soomaali ah oo ay askar ku jiraan ayaa ku dhintay weerarkaasi, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dowladda Turkiga ayaa shegtay in 6 qof oo Turki ah ay weerakaasi ku dhaawacmeen, iyadoo laba ka mid ah uu dhaawacoodu halis yahay.

Warbixintan waxaa noo soo diray weriyaha VOA ee Baydhabo, Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:57 0:00

Haddaba, si aan wax badan uga ogaanno qaraxa iyo khasaaraha uu gaystay ayaa wariyaha VOA Nuur Xassan Bukhaari waxa uu khadka telefoonka kula xiriiray Ismaacil Mukhtaar Oronjo oo ah afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, isagoo ugu horreyn weydiiyay faahfaahinta la xiriirta qaraxa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG