Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidanka Xoogga oo ka hadlay dagaalka Xaaji Cali


Ciidamada
Ciidamada

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal xalay uu ka dhacay degaanka Xaaji Cali oo hoos taga degmada Cadalle.

Dagaalka ayaa dhacay kadib markii Al-Shabaab ay soo weerareen ciidamada dawladda iyo tuulada Xaaji Cali.

Haddaba goor dhowayd ayaa weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane waxa uu dagaalkan ka waraystay Taliyaha Guutada 27-aad Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe. Waxana uu weydiiyey sida ay wax u dhaceen?

Ciidanka Xoogga oo ka hadlay dagaalka Xaaji Cali
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00


XS
SM
MD
LG