Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn kale oo maanta Soomaaliya lagula eegtay Al Shabab


Diyaarad milatari oo uu leeyahay Mareykanka oo hawada sidii galeysa

Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in duqayn cusub ay maanta ka dhacday nawaaxiga magaalada Kunyo Barrow ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Ilo ku dhow dawladda Soomaaliya ayaa sheegay in duqayntan lala beegsaday laba xubnood oo ka tirsan ururka Al-Shabaab kuwaasi oo weerarka lagu dilay, sida ay muujinayso xogta laga helay ilaha dawladda.

Xubnaha la bartilmaameedsaday ayaan weli la aqoonsan. Dhinaca kale ururka Al-Shabaab ayaan weli ka hadlin duqayntan.

XS
SM
MD
LG