Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay colaadda uga dhamaan la dahay Soomaaliya?


Qarax ka dhacay Muqdisho
Qarax ka dhacay Muqdisho

Soomaaliya ayay ku dhawaad 30 sano ka socdeen dagaallo iyo qalalaase wajiyadoodu is bed bedelaan, mashaakilka ugu badana wuxuu soo gaadhaa dadka rayidka ah ee ku nool goobaha colaadaha ama ay weeraradu ka dhacaan.

Khasaaraha ugu badan ayaa haatan ka dhasha weerarada ismiidaaminta ah ee ay Al-Shabaab ku qaadaan goobaha dadku iskugu yimaado iyo xafiisyada dawladda, sidoo kale waxa dadwaynaha dhibaato ka soo gaadhaa dagaalada u dhexeeya, ciidamada dawladda iyo kuwa Al-Shabaab, iyo duqaymaha xaga cirka ee Shabaab lagu bar tilmaameed sanayo.

Hadaba Xuseen Barre Aden ayaa khadka telephone ka ee magaalada Muqdisho kula xidhidhay DR. Xasan Sheekh Cali Nuur oo wax ka dhiga Jaamacadda Muqdisho, isla markaana ka faalooda arrimaha amaanka.

Waxaanu ugu horayn sharaxaad ka bixinyaa waxa ay colaaddu uga dhamaan la dahay Somalia.

Maxay colaadda uga dhamaan la dahay Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00


XS
SM
MD
LG