Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinta xaaladda xuquuqda aadanaha Soomaaliya ee 2019


Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha adduunka oo qayb ka mid ah ay ku saabsan tahay Soomaaliya.

Human Rights Watch waxay diiwaangelisay dil loo gaystay dad rayid ah, suxufiyiin la xiray iyo dhacdooyin kale.

Dhinacyada la eedeeyey ayaa waxaa ka mid ah dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, hase yeeshee VOA oo la xiriirtay ilaa haatan nooma suurtogelin inaan ku helno khadka telefoonka.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warbixintaas inoo soo koobaya.

Warbixinta xaaladda xuquuqda aadanaha Soomaaliya ee 2019
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00


XS
SM
MD
LG