Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Sare oo saxiixay sharciga saxaafadda


Xarunta Aqalka Sare

Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ansixiyey sharciga saxaafadda oo mar kale dib u eegis lagu sameeyey, kaasi oo ay horey usoo ansixiyeen aqalka hoose ee baarlamaanka.

Xubnaha Aqalka Sare qaarkood, oo uu ka mid yahay guddoomiye ku-xigeenka Abshir Bukhaari ayaa dhaliilay qodobada qaar ee sharcigan.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG