Kulan maanta ku dhexmaray Madaxtooyada Somaliland Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka iyo Madaxweynaha ayaa lagu guuleysan waayay in lagu dhameeyo murankii siyaasadeed ee u dhexeeyey labada dhinac.
Mucaaridka ayaa madaxweynaha ku ku eedeeyey inuu diiday inuu kala diro gudidda doorashooyinka ee Cusub.
Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.