Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada Galmudug oo la dhaariyay


Xildhibaannada cusub ee Galmudug oo galabta lagu dhaariyay magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Maalintii shalay ayaa guddiga doorashada ee maamulka Galmudug uu shaaciyey liiska 83 xildhibaan oo noqonayo xubnaha soo dooran doona madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug.

Dhanka kale, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ah Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hor yimid xildhibaannada cusub ee Galmudug.

Weriyaha VOA Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Dhusamareeb.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

Haddaba, hannaanka soo xulista xubnaha baarlamaanka Galmudug iyo tallaabada xigta dhaarintooda ayaa wariyeheenna Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu wax ka weydiiyay Cabdinaasir Geelle oo ah Gudoomiyaha Guddiga Maamul Dhisidda Galmudug oo ku sugan magaalada Dhoosomareeb.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG