Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la baahiyey


Galmudug

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la baahiyey liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug ee soo dooran doona hoggaanka maamulkaasi.

Liiska la baahiye ayaa ka kooban 83 xildhibaan oo ka mid 89-ka xildhibaan ee baarlamanka uu ka kooban yahay, waxaana ka harsan 6 xildhibaan oo weli aanay beelahooda soo gudbin.

Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG