Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Swan oo soo dhoweeyey wada-hadallada Somalia iyo Somaliland


James Swan
James Swan

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in Qaraamda Midoobay ay soo dhaweynayso Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

James Swan ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Hargeysa oo uu kulan kula yeesha Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi Cabdi.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Swan oo soo dhoweeyey wada-hadallada Somalia iyo Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00


XS
SM
MD
LG