Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Urur geelley oo laga sameeyey Hargeysa


Ururka dhaqashada iyo soo saaridda caanaha geela Somaliland ayaa dhowaan laga sameeyey magaalada Hargeysa.

Ururkan ayaa doonaya in dhamaan geeleyda Soomaalidu ay xubin ka noqdaan, si loo tayeeyo soo saarka caanaha geela.

Ururkan ayaa dhowaan waxay baaq u direen dowladda Australia oo amartey in 10 000 oo neef oo geel ah la toogto.

Haddaba Gudoomiyaha ururkan Mustafe Cali deeq oo ku sugnaa xerada Geeliisa ee miyiga Hargeysa ayuu Cabdixaafid Cawil Ismaaciil marka weydiiyey in uu bal ka waramo ururkan.

Ururu geelley oo laga sameeyey Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


XS
SM
MD
LG