Somaliland ayaa ka hadashay isbahaysiga lagaga dhawaaqay dalka Boqortooyada Sucuudiga kuwaasi oo ilaalin doona sida la sheegay Amaanka Badda Cas iyo gacanka Cadmeed.
Somaliland sheegtay in aanay la shaqayn doonin madaama oo aan laga tashan siday ay sheegtay isbahaysigan oo ay qeyb ka tahay Soomaaliya.
Warbxintan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.