Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Sare oo ansixiyey sharciga batroolka


Xarunta Aqalka Sare

Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyey sharciga Batroolka dalka.

Sharcigan ayaa waxaa sidoo kale horey usoo meel-mariyey Aqalka Hoose, waxaana iminka xiga doona inuu madaxweynaha saxiixo, si uu sharci u noqdo.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG