Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Boosaaso oo Xukunno Ridday


Boosaaso

Maxkamadda Darajada Koowaad ee gobalka Bari ayaa maanta xukunno isugu jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday odayaal iyo siyaasi xabsiga wayn ku xirnaa.

Dadka la xukumay ayaa ku eedeysnaa dhaliilo ay u jeediyeen maamulka Puntland iyo mashaariicda uu la saxiixday shirkado laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan Boosaaso ka soo dirtay.

Xukunka Maxkamadda Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00


XS
SM
MD
LG