Shir lagaga doodayay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta xeerarka kala duwan ee lagaga shaqeeyo arimaha cadalaaddda Somaliland sida qareenada, xafiisyada shareecada, xeerarka dhaqanka iyo xafiisyada garsoorka ee dowlada, ayaa lagu qabtay Hargeysa.
Haddaba Khadar Cakule ayaa ka wareystay arintan Garyaqaan Guuleed Darfac iyo agaasimaha guud ee wasaarada Cadaaladda Abdiraxman Sheekh Xasan.