Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday fanaankii Axmedeey Abubakar al-Camaari oo ka mid ahaa fanaaniinta ay sida wayn u taqaano Soomaalida.
Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan ka diyaariyay taariiqda fanaanka.