Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barakacayaasha Boosaaso 'oo aan dooneyn' inay dib u laabtaan


Gobollada Soomaaliya waxaa weli ku baahsan dad barakacayaal Soomaaliyeed ah, kuwaasoo deeganadii ay horay uga yimaadeen moog muddo sanado ah, ayaga oo nolol cusub ka sameystay deegaannada ay iminka ku nool yihiin.

Dadkan qaarkood ayaa sheegaya inaysan weli u hilloobin deegaannadii ay kasoo barakaceen, islamarkaana ay qorsheynayaan inay noloshooda ku dhameystaan halka ay xiligan ku nool yihiin.

Waxaa dadkaas ka mid ah barakacyaasha ku nool magaalada Boosaaso, sida ay u sheegeen VOA.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin arrintaas la xiriirta waxay kasoo diyaarisay magaalada Boosaaso.

Barakacayaasha Boosaaso 'oo aan dooneyn' inay dib u laabtaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00


XS
SM
MD
LG