Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Wajeer oo xadgudubyo ku eedeeyey ciidanka


Wajir, Kenya

Laamaha Ammaanka ee maamulka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay wada shaqeen la sameynyaan waxgaradka degaanka, si looga hortago kooxda Al-Shabaab oo hawlgallo ka fulisa gobolka.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah qorshe guud oo wax looga qabanayo amniga gobolka, oo noqday halka ugu badan ee kooxda Al-Shabaab ay weerarada ka fuliso, waxaana dhowaan ay dowladda Kenya ammaanka gobolka u magacowday sarkaal cusub.

Si kastaba, shacabka gobalka ayaa dhankooda tirsanaya xadgudubyo ay ku eedaynayaan ciidamada amniga, oo ay ku jiraan rasaas lagu furo.

Mas’uuliyiinta deegaanka ayaa ka digaya in “xadgudubyada” ciidamada ay keeni karaan in dhibaatooyin amni oo hor leh.

Wariyaha VOA ee Gobalka waqooyi Bari Maxamed Farax Shire ayaa warbixintan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG