Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Caqabadaha haysta Af-Soomaaliga


Barnaamijkii Bandhigga VOA waxaa toddobaadkan ku soo qaadaneynnaa Afka Soomaaliga iyo caqabadaha uu kala kulmay burburkii Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaariyay Xuseen Barre Aaden, waxaana gacan ka geysatay wariyaheenna Jabuuti Sagal Saciid Faarax.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG