Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilalka darawallada Mooto Bajaajta oo ku badanaya Muqdisho


Muqdisho

Dilalka ay geystaan askarta ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho, waxaana dadka ku baxa gacanta askarta ugu badan dhalinyarada ku shaqeysata mooto Bajaajta.

Qaar ka mid ah dhallinyarada mooto bajaajta ku shaqeysta iyo waalidiin cabanaya ayaa maanta lagu arkayay banaanka xarunta dambi baarista ee CID.

Dadka maanta halkaas tagay waxaa ka mid ah ehellada wiil 7-dii bishan lagu dilay magaalada.

Sarkaal ka tirsan xarunta CID oo gacanta ku hayey kiiska wiilkan, magaciisana kusoo gaabiyay Ayax, oo VOA la xiriirtay, ma uusan beenin jiritaanka kiiska, wuxuuse ku gaabsaday in aan loo ogleyn inuu saxaafadda la hadlo.

Nabadoon Saciid Macalin Kuulow, oo ka mid ahaa dadkaasi, ayaan weydiiyay waxa ay ka cabanayeen. Waxaa wareystay Maxamed Colaad Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG