Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carwada wax soo saarka Somaliland oo maanta la furay


Muuse Biixi oo furaya carwada
Muuse Biixi oo furaya carwada

Magalada Hargeysa waxa maanta laga furay carwadda wax soo saarka warshadaha waddaniga ah ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen madax sare oo ka socota dalka Itoobiya.

Carwada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galaya milkiilayaasha warshadaha Somaliland iyo dadweyne badan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Carwada wax soo saarka Somaliland oo maanta la furay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00


XS
SM
MD
LG