Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Goofgaduud


Ciidamada
Ciidamada

Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Goofguduud Buurey kadib weerar ay Al-Shabaab kusoo qaadeen saacadihii hore ee saaka.

Askar ka tirsan kuw adawladda iyo maleeshiyaad ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen weerarkaas, ayada oo qaar kalena ay ku dhaawacmeen.

Goobjoogeyaal ayaa VOA u sheegay in muddo kooban ay Shabaabku qabsadeen saldhigga ciidamada, in kasta oo maamulka degaanka ay taas beeniyeen

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Goofgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00


XS
SM
MD
LG