Qarax gaari loo adeegsaday ayaa lagu weeraray hotel uu ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya, Gen.Cabdixamiid Maxamed Dirir waxaana jira khasaare soo gaaray qaar kamid ah ciidanka iyo shacab ku sugnaa halka uu qaraxu ka dhacay.
Sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogqa Dalka Soomaaliya Gashaanle Cabdifitaax Dabagaale oo ay VOA la hadashay ayaa sheegay in Taliyaha Iyo saraakiishii la socotay ay bad qabaan hase ahaatee ay ciidamo iyo dad rayid ahi ku waxyeeloobeen.
Facebook Forum