Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Urur Siyaasadeed looga Dhawaaqay Garoowe


Iyadoo dhowan Guddiga Kumeel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ay daahfureen hannaanka iyo habraaca diiwaangelinta ururrada siyaasadda Puntland ayaa maanta ururkii ugu horeeyay ee is diiwangeliyay lagu daahfuray magaalada Garoowe.

Gudoomiyaha ururkaas oo loo soo gaabiyo Hoggaanshe horeyna u ahaa Suxufi Axmed Shiikh Maxamed Tallman ayaa wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb uga waramay ujeeddada uu u sameeyay urur siyaasadeedkan.

‚Äč

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG