Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Kulankii Heritage ee Jabuuti


Shirka Heritage

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan kulankii ay soo qaban qaabisay hay’adda Cilmi Baarista ee Heritage ee Arbacadii lagu soo gabagabeeyay magaalada Jabuuti.

Kulankaas oo ay ka qeyb-galeen waxgarad iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalal badan oo caalamka ka mid ah, ayaa waxaa hal-ku-dhiggiisu ahaa “kaalinta Soomaalida ee nabadda Geeska Afrika.”

Waxaa doodda ka qeyb galaya Prof. Afyare Cilmi, Sucaad Odowaa, Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow, iyo Caasha Xaaji Cilmi, waxaana daadahinaya weriyaha VOA ee Jabuuti, Ramadan Muuse.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:34:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG