Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanad guuradii koowaad ee doorashadii Laftagareen oo la xusay


Lafta-gareen
Lafta-gareen

Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa alay lagu qabtay munaasabad lagu xusayay sanad guuraddii ka soo wareegtay markii la doortay madaxweynaha maamulka Cabdicasiis Laftagareen.

Munaasabaddaas ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin ka socday dowladda federaalka oo uu ka mid yahay afhayeenka golaha shacabka Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, iyo madaxweynaha HirShabeelle Maxamed Cadbi Waare.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhabo.

Sanad guuradii koowaad ee doorashadii Laftagareen oo la xusay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00


XS
SM
MD
LG