Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbedel ganacsi oo laga dareemayo Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Ganaacsatada magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Isbadal ganacsi ay dareemeen ka dib markii ay badi dadkii Baledweyne ka barakacay dib guryahooda ugu laabteen isla markaana ay dayactirteen.

Toddobaadyo ka hor ayaa magaalada wxaaa ka barakacay kumanaan qof kadib markii ay ka dhacday fatahaad xooggan oo sababtay wayxeello baahsan.

In kasta oo ganacsiga badeecadaha badankoodu uu soo noqday, haddana waxaa jira in ganacsatada raashinku ay suuq xumo ka cabanayaan.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane.

Isbedel ganacsi oo laga dareemayo Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


XS
SM
MD
LG