Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Heritage?


Heritage

Kulanka Madasha aragti is-weydaarsiga Soomaalida oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Heritage ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Jabuuti.

Kulankii maanta ayaa waxyaabihii looga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa dood ku saabsaneyd kobcinta iyo dhisidda horumarinta aadanaha.

Waxaa doodda ka hadlay khuburo Soomaaliyeed oo meelo kala duwan ka yimid, waxaana ka mid ahaa Dr. Cabdullaahi Bariise oo ah guddoomiyaha Jaamacadda City ee magaalada Muqdisho.

Wariyaha Jabuuti Ramadaan Muuse ayaa inoo haya warbixintan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG