Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buug ka Hadlaya Gudniinka Fircooniga ah


Magaalada Oslo ee dalka Norway waxaa lagu daabacay buug afka Soomaaliga ku qoray oo ka hadlaya gudniinka Fircooniga ah.

Buuggan oo ay qortay gabar Soomaali ah, xildhibaanna ka ah xisbiga Shaqaalaha ee magaalada Oslo ayaa sheegtay in buuggani uu kaalin ka geysan doono wax ka qabashada dhibaatada gudniinka.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandhere ayaa qoraagga buugga Ubax Cabdullaahi Aden marka hore weydiiyey buugga iyo qeybihiisa.

Dhageyso Wareysiga Gudniinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00


XS
SM
MD
LG