Shirka Madasha Aragti Is-weydaarsiga Soomaalida, oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Heritage, ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Jabuuti.
Shirka ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana ka hadlay aqoonyahanno uu ka mid yahay Prof. Afyare Cilmi.
Sagal Siciid Faarax ayaa warbixintan noo soo dirtay.
Facebook Forum