Xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo xukuumada ayaa soo dhaweyey go’aankii ay soo saareen guddiga dhexdhexaadinta Xisbiyada iyo Xukuumada.
Go’aanada ay soo saareen guddiga ayaa waxaa ugu weyn in la kala diro guddiga doorashada ee muranka uu ka taagan yahay islamarkaana lasoo celiyo guddigii hore.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule
Facebook Forum