Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeerarka barakacayaasha Soomaaliya 'oo la dejiyey'


Hay’adda Caalamiga ah ee Refugees International ayaa warbixin cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in dowladda Somalia iyo maamulada federaalka ah ay dejiyeen xeerar iyo qodobo lagu ilaalinayo xuquuqda Barakacayaasha isla markaana laga caawinayo inay dib u dejin loo sameeyo.

Hay’adda ayaa tilmaantay in iminka la gaaray xiligii la dhaqangalin lahaa qodobadaasi muhiimka ah oo xal waara u noqon kara Barakacayaasha.

Dhinaca kale, Basma Caamir oo ah guddoomiye ku xigeenka gobolka Banadir ee arrimaha bulshada ayaa ka warantay warbixintan iyo doorka uu gobolka Banaadir ka qaadanayo xal u helidda dhibaatada Barakacayaasha.

Xuseen Barre Aadan ayaa warbixinta iyo wareysiga Basma inoo haya.

Xeerarka barakacayaasha Soomaaliya 'oo la dejiyey'
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:14 0:00


XS
SM
MD
LG