Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa meel gabagagabo ah marinaya ka-doodistii sharcigii doorashada dalka. Kullan ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa dhinaca kale ay mudanayaashu su’aalo ku weydiiyeen wasiirka Warfaafinta Dowladda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Wariyaha VOAda Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.