Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan Diineed Maanta ka Furmay Nairobi


Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi

Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa ka furmay kulan diimeed saddex maalmood socon doona oo ay ka qeybgalayaan kummanaan Muslimiin ah oo ay ku jiraan culumaa’udiin magac ku leh Soomaalida.

Wariyaha VOA ee Nairobi Intisaar Saalax ayaa warbixintan soo dirtay.

Kulan diimeed ka socda Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG