Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mideynta Manhajka Waxbarasho ee Somalia


Magaalada Muqdishu waxaa maanta lagu daah furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee Soomaaliya kasoo ay dowladdu sheegtay inay ku mideysneyso kuna tayeyneyso nidaamka waxbarasho ee dalka.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Manhajka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00


XS
SM
MD
LG