Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rag loo xukumay dilka taliyihii booliska Beledweyne


Beledweyne
Beledweyne

Maxkamad ciidan ayaa maanta xukun dil iyo xukun kale ku ridday rag lagu helay inay ka danbeeyeen dilka taliyihii hore ee booliska gobolka Hiiraan.

Dhinac kale waxaa maanta degan xaaladda deeggaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan oo uu dagaal shalay ka dhacay.

Waxaa warbixintan kooban Beledweyne nooga soo diray weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Rag loo xukumay dilka taliyihii booliska Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:20 0:00


XS
SM
MD
LG