Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saldhigga Hiilweyne oo La Weeraray


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imanayaa magaalada Balcad ayaa sheegaya in malleeshiyada Al-Shabaab ay caawa weerar ku qaadeen saldhigga milatariga Hiilweyne oo 25km dhinaca waqooyi ka xiga Muqdishu.

Dadka degaanka ayaa VOA u sheegay in malleeshiyaadka Al-Shabaab ay galeen xerada iyaga oo dilay Shan qof oo Afar ay yihiin rayid, kan kalena askari.

Wararka waxay intaas ku darayaan in malleeshiyaadkaas ay gubeen laba baabuur, kadibna ay ha baxeen haljaasi.

Weerarkan ayaa imanaya saacado kadib weerar kii Al-Shabaab ku qaadday hoteelka SYL oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof, 11 kalena ku dhaawacmeen.

XS
SM
MD
LG