Ku soo dhowaada Barnaamijka Qurbe. Barnaamijka Qurbe waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada caruurta Soomaaliyeed ee ku dhashay iyo kuwa ku koray qurbaha gaar ahaan dalkaCanada ka haysta ku hadalka Afka Soomaaliga.
Barnaamijkan waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Xuseen Nuur Xaaji.
Facebook Forum