Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Mar Kale ka Qarxay Degmada Jarriiban


Wararka laga helayo deegaanno hoostaga degmada Jarriiban ee gobalka Mudug ayaa kusoo warramaya in dagaal mar kale uu maanta ka qarxay.

Dagaalkan oo ah mid beelo halkaas deggan dhexmaraya ayaa geystay khasaaro badan.

Warkan ku saabsan dagaalladan dib u soo cusboonaaday ayaa caqabad ku noqon kara dadaallo nabadeed oo socday kuwaasi oo lagu doonayay in lagu dhammeeyo colaaddan.

Dawladda Soomaaliya ayaa shalay ku baaqday in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo colaadda.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariyeheenna Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Colaad ka soo cusboonaatay Mudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG