Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Qaar oo Kulmay


Guddiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta kulan la qaatay xubno ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiyada siyaasadeed ee qaran, iyadoo weli ay socoto doodda ku saabsan nooca doorasho ee la doonayo in laga qabto Soomaaliya.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Kualn dhexmaray Guddiga Doorashada iyo Axsaab qaar
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00


XS
SM
MD
LG