Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku Saabsan ka Hortagga Tacaddiga Haweenka


VOA microphone
VOA microphone

Waxaa toddobaadkan la soo gabo-gabaynayaa 16 maalmood oo lagu jiray wacyi galinta sidii looga hortagi lahaa tacaddiyada dumarka loo gaysto oo dunida oo dhan ka socday.

Ol-olahan ayaa sanad kasta dunida ka bilaabma 25 November ilaa 10 ka December, iyadoo muddadaasi dunida oo dhan lagu baraarujiyo xuquuqda haweenka iyo in aan lagu xadgudbin noloshooda, waxaana la soo gabo gabaynayaa maalinta Salaasada ee berry ah.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan inooga diyaarisay ol-olahaasi iyo waxa uu ka bedelo dunida.

Warbixinta Ka hortagga tacaddiga haweenka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00


XS
SM
MD
LG