Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Daadad Go'doomiyey Magaalada Laasqoray


Sanaag
Sanaag

Roobab xooggan oo maamlihii lasoo dhaafay ka da’ayay bariga gobolka Sanaag ayaa go’doomiyay degmada Laasqoray, kadib markii daadad ay xireen wadooyinka gala magaaladaasi.

Khasaaraha ka dhashay roobabka ayaa waxaa kamid ah dhaawacyo soo gaaray qaar kamid ah dadka deggan magaalada, guryo dumay, dhowr doonyood oo uu roobku la tagay iyo maciishadii oo korortay.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Samakaab oo la xiiray gudoomiye ku- xigeenka degmada Laasqoray Cabdulaahi Axmed Maxamuud ayaa ugu horreyn weydiiyay sida ay hadda xaaladdu tahay.

Wareysi Gud. Ku-xigeenka Laasqoray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00


XS
SM
MD
LG