Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudur Geela Dila oo lagu Arkay Qeybo ka mid ah Hiiraan iyo Sh/Dhexe


Cudur aan wali la garan waxa uu yahay oo mudo 48 saac gudahood ah ku dilaya geela ayaa arkay degmooyin hoostaga goballada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Cudurkaas ayaa sida la sheegay waxaa u dhintay boqolaal neef oo geel ah. Maxamuud Cabdulle Makaraan Hagar oo ka mid ah

Xoolo dhaqatada Degmada Jalalaqsi ayaa wariyaha VOA uga soo warrama Beledweyne Xuseen Xassan Dhaqane uga warramay xilliga xanuunkaas deegaanka lagu arkay iyo calaamadaha cudurka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Wariyeheenna Xuseen Xassan Dhaqane ayaa arrimaha cudurkan ee geela ku dilay gobollada dhexe iyo waxa ay kala socdaan waxa uu weydiiyay Dr.Cabduqaadir Cabdi Maxamed (Dooli ) oo xubin ka ah Ururka Dhaqaatiirta Xannaanada xoolaha ee goballada dhexe oo loo soo gaabiyo CERELPA.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG