Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay sharciga doorashooyinka ee laga doodayo?


Xildhibaanada
Xildhibaanada

Baarlamanka Soomaaliya ayaa uu shalay aqrinta labaad marsiiyay sharciga doorashada dalka ee horyaala, kaasi oo dhowaan ay soo gudbiyeen guddi loo xil saaray inay soo diyaariyaan.

Sharcigan waxaa ay golaha wasiirada dowladda ansixiyeen bishii May ee sanadkan, iyadoo markii Golaha Shacabka la hogeeyay uu u saaray guddi gaar ah, oo dib u eegis ku sameeya.

Guddigaasi ayaa soo jeediyay in la qaato sharcigaasi oo wax ka bedel lagu sameeyay, ka dib markii ilaa iyo 64 kulan ay la yeesheen, sida ay sheegeen dowlad goboleedyada, xisbiyada iyo bulshada rayidka ah.

Warbixin ay ku eegeyso sharcigan iyo aragtida mudanayaasha baarlamanka waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Muxuu yahay sharciga doorashooyinka ee laga doodayo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:11 0:00


XS
SM
MD
LG