Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xiisadda Somaliland


Faysal Cali Waraabe
Faysal Cali Waraabe

Mudooyinkan dambe waxaa Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Asxaabta mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

Dhinaca kale, baarlamaanka ayaa lacago ka jaray miisaaniyaddii xisbiyada.

Arrimahaasi iyo in hadda aragtidiisa siyaasadda Soomaaliya ay wax iska beddeleen ayaa wariyaha VOA-da ee magaalada Borama, Hashim Sheekh Cumar Good uu ka waresytay gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.

Guddoomiyuhu waxa uu marka hore jawaabayaa khilaafka siyaasadeed ee xisbiyada Somaliland.

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay xiisadda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00


XS
SM
MD
LG