Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uuliyiin kale oo lagu xiray Boosaaso


Boosaaso

Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xabsiga dhexe ee magaaladda Boosaaso waxay u taxaabeen shan qof oo isugu jira Nabadoono, Cuqaal iyo Siyaasiyiin.

Mas’uuliyiintan ayaa dhowaan magaaladda Boosaaso ku qabtay shir ay ku dhaliileen xukuumada maamulka Puntland.

Boosaaso ayaa sidan oo kale horey loogu xiray odayaal iyo siyaasiyiin jeediyey hadallo ka dhan ah xukuumadda, kuwaas oo markii dambe la sii daayey.

Faah-faahinta warkan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre Aadan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG