Isku xirrada

War Deg-Deg ah

10 sano kadib xusuusta qaraxii hotel Shaamo


Shamo Hotel Bombing

Maanta waxay ku buuxdaa toban sano markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamo ee magaalada Muqdisho, xilli ay ka socotay xaflad qalin jebin ah.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo ay ku jirana ardaydii qalin jebinaysay, suxufiyiin, wasiiro iyo dhaqaatiir.

Maxamed Colaad Xassan oo tifaftire ka ah idaacadda VOA-da ayaa maalintaa ka mid ahaa dadkii Xafladda fadhiyay ee qaraxa ka badbaaday.

Waxbixintan ayaa dib ugu eegayaa wixii dhacay maalintaas.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG