Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: 10 sano kadib qaraxii Hotel Shaamo


Maalinta berrito ah waxay ku buuxdaa toban sano markii qarax uu ka dhacay hoteelka Shaamo oo ay ka socotay xaflad qalin jebin ah.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo ay ku jirana ardaydii qalin jebinaysay, wasiiro iyo dhaqaatiir.

Qaraxan waxaa gaystay sida la aamisan yahay nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo ka tirsan ururka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa inoo diyaariyey Haaruun Macruuuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG