Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Faratoon: Xiriirkeena Ethiopia wuu fiican yahay


Yaasiin Faratoon
Yaasiin Faratoon

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir "Faratoon" ayaa beeniyay warar lagu daabacay wargeyska The Reporter ee ka soo baxa dalka Ethiopia.

Wargeyska oo soo xiganaya saraakiil wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland ka tirsan ayaa qoray in maamulka cusub ee uu madaxda ka yahay ra'iisul wasaare Abiy Ahmed uu garab maray Somaliland, heshiisyana la galay dalalka kale ee gobolka, arrintaasna ay Somaliland welwel ka muujisay.

Haddaba Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa khadka telefonka ee magaalada Hargeysa kula xidhiidhay wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Prof Yaasiin Maxamuud Xiir "Faratoon", isaga oo weydiiyey sababta mas'uuliyiin wasaaradiisa ka tirsani ay warbixintan u bixiyeen haddii aanay wax ka jirin?

Dhageyso Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:01 0:00


XS
SM
MD
LG